QM oo ansixisay aad diyaaradaha ka caagan

Golaha amaanka ee qaramada midoobay wuxuu oggoladay qaraar ku soo rogaya Libya aag ka caagan diyaaradaha,waxaana uu go'aanku fasaxay in la qaado wax alaale iyo wixii lagama maarmaan u ah in ciidamada dawladda Libya laga ilaaliyo in ay weeraraan xoogaga mucaaradka.

Toban dal ayaa u codeeyey,waxaa ka aamusay shan dal oo ay ku jiraan China,Russia iyo germany.wadan diiday ma jirin qaraarka ay adajir ay u soo diyaariyeen france,Britain,Lebanon iyo USA.