Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Guddoonka Qaramada Midoobay ee dalka Libya

Lahaanshaha sawirka Getty Images
Image caption Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay

Saameynta ay tallaabadani ku yeelan karto dalka Libya iyo dunida Carabta intaba, waxaan ka waraysannay Cabdullaahi Aden oo loo yaqaan Cabdullaahi Congo oo Soomaaliya safiir uga ahaan jiray jaamacadda Carabta. waxaana uu sheegay in loo baahnaa in waqti hore go'aankaas la qaato, isla markaana ay ahayd in dalka Baxreyn sidoo kale tallaabo laga qaado si loo badbaadiyo dadka dowladda ka soo horjeeda ee awoodda milateri loo adeegsanayo.