Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Mark Bowden: waxba kama jiraan eedeymaha Soomaalida

Lahaanshaha sawirka Other
Image caption Dadka ku barakacay colaadaha Soomaaliya

Waxaa ayaamahan soo baxaya eedo loo soo jeedinayo xafiisyada Qaramada Midoobay ee qaabilsan hawlaha gargaarka Soomaaliya loogu talo galay, kuwaas oo sheegaya in si xun loo maamulo gargaarka isla markaana aan madaxda Soomaalida lagala tashan qorshaynta mucaawinada Soomaaliya la siiyo.

Haddaba, waxaannu waraysi la yeelannay madaxa isku-duwidda hawlaha gargaarka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Mark Bowden, oo ka jawaabaya eedaha loo soo jeediyay hay'adaha Qaramada Midoobay ee maamula gargaarka aadaminimo ee la siiyo deegaannada Soomaalida.

Waraysiga oo Af Ingiriis ah waxaa soo tarjumay Cabdirisaaq Xaaji Catoosh oo ka tirsan Laanta Af Soomaaliga ee BBC-da.