Weerar lagu qaadi doono ciidamada Libya

Diyaaradaha dagaalka ee caalamiga
Image caption Diyaaradaha dagaalka ee caalamiga

Taliye sare Maraykanka ayaa sheegay in diyaaradaha lagu weerarrayo Libya ay beegsan doonaan ciidamada dhulka ee Colonel Qadafi ee wali kula dagaalamaya miucaaradka meelaha ay joogaan.

Jeneraal Margaret Klein ayaa sheegtay in weerarkla lagu qaaday taangiyada iyo gantaalaha Libya inay ansixisay Qaramada Midoobay.

Taliyaha hogaaminaya ciiidamada Britishka ayaa sheegay in ciidamada Libya korka laga ilaalinayo oo la beegsan doono haddii ay weeraraan meelaha rayadka ay joogaan.