Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Somalia colaad iyo abaar ayaa isugu tegay

Lahaanshaha sawirka Other
Image caption Soomaaliya abaar ba'an ayaa weli ka taagan

Abaaraha ka taagan geeska Afrika waxay durba marteen dad iyo duunyo. Gobollo ka tirsan Soomaaliya xoolo badan ayaa dhintay, meelaha qaar waxaa la soo sheegay harraad iyo biyo la'aan iyo gaajo darteed dad ugu dhintay. waxaase dhibaatadii abaarta sii cusleeyey colaadda iyo dagaallada ka dhacaya gobollada koofurta Soomaliya, siiba dhul aad abaar ba'ani uga jirto.

Weriyaha BBCda ee Muqdisho Maxamed Ibraahim Mucallimu ayaa Cabdinuur Sheekh Maxamed uga warramay colaadda iyo abaarta isu biirsaday Soomaaliya,waxaana uu marka hore weydiiyey dhulka ugu sii daran ee abaartu ay ka taagan tahay xagga koofurta Soomaaliya. dhegayso waraysiga.