Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Doorashada madaxda sare waa la qabanayaa

Image caption fadhi baarlamaanka Soomaaliya

Gudiga dooraashada baarlamanka ee dhowaan uu magacaabay gudoomiyaha baarlamaanku oo maanta shir jaraaid ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay in doorashada madaxweynaha iyo tan gudoomiyha ay dhaceyso inta aan la gaarin bisha August, iminkana ay diyaarinyaan hanaankii doorashada loo geli lahaa. hadalkan ayaa u muuqda mid khilaafsan go'aankii golaha wasiirrada ee ahaa in aanay doorasho xiligan dalka ka dhici karin. Weriyaha BBC, Maxamed Maxamuud Dhoorre, ayaa arrimaasi ka wareystay xildhibaan xareed xasan cali oo afhayeen u ah gudiga doorashada.