Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Nin sheegay in adduunka la rogayo

Lahaanshaha sawirka Reuters (audio)
Image caption Boliiska jasiiradda Taiwan

Jasiiradda Taiwan dad badan oo Cabsi ka qaba in Qiyaamihii u dhacayo bisha dambe ayaa waxaa ay u baxeen dhulka Buuraleyda ah ee ka sarreeya dhulka Badda la simaan oo ku yaalla Bartamaha jasiiraddaas si ay uga badbaadaan haddiiba uu Qiyaamu dhaco. Waxaanay diyaarsadeen oo iibsadeen Kontainarro waaweyn oo ay alaab ku qaateen.

Booliiska jasiiraddu waxaa ay don-doonayaan nin Shabakaddiisa Internet-ka warkaas u ku sheegay in Qiyaamihii soo dhawyahay.

Arrintaasna, waxaa war-Bixintan nooga soo dirtay Cindy Sui oo joogta magaalada Taipei ee xarunta Taiwan. dhegayso codka