Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Waraysi Sheikh Rashid Al Ghannoushi

Lahaanshaha sawirka other
Image caption Shiekh Rashid Al Ganuushi oo waraysi siiyay BBCda

Hogaamiyaha ururka dhaqdhaqaaqa An Nahda ee dalka Tuunis sheikh Rashid Al Ghannoushi, ayaa shir dhawaan culimada Somaaliyeed loogu qabtay magaalada Dooxa ee dalka Qatar uu ka mid haa culimadii ka socatay dunida muslimka ee ka soo qayb gashaay.

Shirkaasi ayaa looga hadlayey dhibaatada Soomaaliya sidii xal loogu heli lahaa.

Haddaba wariyaha BBCda Yusuf Hassan ayaa Sheikh Rashid Al Ghannoushi kula kulmay magaalda Doha ee dalka Qatar ugu horeyntiina waxuu uga waramay sida uu u arko dhibaatada Somaaliya.