Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Lacagta burcad baddeeda halkay aadaa

Shir looga hadlay lacagta burcad baddeeda meesha ay ku danbaysay ayaa lagu qabtay magaalada Nairobi, waxaa ka soo qayb galay waddamo badan. Muxiyadiin Cali Yusuf oo matalayay Somaaliya wuxuu ka tirsan yahay hayadda la dagalanka burcadbadeeda ayaa Yusuf garaad uga waramay shirka.