Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Al Shabaab oo mar kale la riixay

Image caption Ciidammada dowladda Soomaaliya

Ciidammada dowladda Soomaaliya oo ay taageerayaan Ciidammada AMISOM ee magaalada Muqdisho jooga waxaa ay xaafad muhiim ah ka qabsadeen Xarakada Al-Shabab markii dagaal aad u xoog weynaa oo khasaare geystey uu halkaas ka dhacay.

Weriyahayaga magaalada Muqdisho, Mohamed Ibrahim Macallimu ayaa arrimahaas uga warramay Mohamed Cadde oo Khadka telefoonka kula xidhiidhay.