Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Waraysiga heshiiska

Heshiis ayay gaareen hogaamiyayaasha dowladda kumeelgaarka ee Soomaaliya kadib dhowr bilood oo ay istaagtay inay dowlada shaqo qabato qilaaf dhexdooda dartiis.

Madaxweyne Sharif Shiiq Axmed iyo Afhayeenka Baarlamaanka Shariif Xassan Shiiq Aden ayaa ku heshiiyay inay halsano ku daraan waqtiga dowladd iyo baarlamaanka oo ahaa inuu dhamaado bisha August.

Waxaa kaloo lagu heshiiyay in Raiisal wasaaraha uu is casilo bil gudaheed, sida uu BBC u sheegay Wasiirka Warfaafinta, Cabdikariim Jaamac.