Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Caawinta Dumarka Soomaalida Ethiopia

Hay'ada la yiraahdo Caawi kuwa caawinta u baahan ayaa dumarka Soomalida ee Itoobiya u qabataa howlo kala duwan.

Hay'adan oo xaruunteeda dhexe ku taal magaalada Jigjiga, ayaa waxeey laamo ku leedahay gobolda kale ee Ithobiya.

Nooca haweenka ay caawiyaan ayaa waxaa uga waranatay wariyaha BBCda Cabdirisaaq Xaaji Catoosh, Sacdo Cali Sahal oo madax ka ah hay'ada.