Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya

Image caption Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdiweli Maxamed Cali

Riisal-wasaaraha cusub ee somalia Cabdiweli Mohamed Cali ayaa weli laga sugayaa inuu so dhiso dowladdii cusbayd.

Baarlaaanka Soomaaliya ayaa dhowaan cod aqlabiyad ballaaran ah ku ansixiyey ra'iisul wasaaraha cusub.

Haddaba Axmed Cabdinuur ayaa waraysi la yeeshay raaisal-wasaaraha, waxaana uu wax ka weydiiyay arrimo ay ka mid yihiin dareeniikisa, qorshihiisa iyo xuska 1da Luulyo.