Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Abaarta Geeska Afrika

Lahaanshaha sawirka Getty
Image caption Xeryaha Dadaab oo qaxootiga Soomaalida ay ku soo badanayaan

Ku dhawaad toban milyan oo qof ayaa ah nafaqo daro Geeska Afrika sababtoo ah cunto la'aan ka jirta.

Somaaliya, Djibouti Itoobiya iyo Kenya ayaa ka mid ah meelaha abaarta ay ka jirto.

Dadka abaarta ay ku dhacday ayaa imaanaya xeryaha qaxootiga ee deegaanka Dadaab ee Kenya.

Wariyaha BBCda Maxamud Cali oo jooga goobta ayaa ka waramaya.