Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Barakacayaasha gudaha Soomaaliya oo sii badanaya

Lahaanshaha sawirka AFP
Image caption Cabdifitaax Xassan 11 jir nafaqa-darro hayso.

Marka maalin walba kumanaan qaxooti ay Soomaaliya uga qaxayaan collaad iyo abaaro, ayaa dhanka kale gudaha Soomaaliya waxaa jira kumanaan qoys oo markii xoolihii dhaafeen u jabay xagga magaalooyinka, siiba caasimadda Muqdisho.

Kuwii u dambeeyey ee Muqdisho gaaray waxaa soo arkay oo nooga waramaya MM Dhoore.

Wuxuu weriyaha la kulmay oo la sheekeystay qaar ka mid ah barakacayaasha iyo howl-wadeenada ku dadaalaya wax u qabashadooda.