Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Siyaasadda Waqooyiga Sudan

Image caption Koonfurta Sudan

Laba maalmood oo kaliya, ayaa naga xigta in Koonfurta Sudan ay noqoto dal madaxbanaan.

Koonfurta ayaa la dagaalantay waqooyiga labaatankii sano ee ugu dambeeyay oo dagaal sokeeye uu dalka ka jiray oo in k badan laba million oo qof ay ku dhinteen.

Rajada laga qabo wadan cusub ayaa aad u sareeyay.

Balse waxaa iswaydiintu tahay muxuu noqonayaa dalkii hore?

Maxaa saamayn ah ay ku yeelan doontaa go'i taagan koonfurta jamhuuriyadda Sudan?

Weriyahayaga caasimadda Khartoum ku sugan James Copnall ayaa warkan nooga soo diray.