Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Heshiiskii Kampala oo baarlamaanka oo la hor dhigay

Image caption Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, Shariif Xasan

Magaalada Muqdisho waxaa maanta kulan ku yeeshay baarlaamnka Soomaaliya, kaas oo lagaga hadlay qodobadii heshiiskii Kampla ee dhexmaray madaxda sare ee dowladda kumeelgaarka.

Kulankii maanta oo ay joogeen 400 MP iyo ka badan, waxaa ka hadlay madaxweyne Shariif Sheekh Axmed iyo guddoomiyaha baarlamaanka, Shariif Xasan iyo Ra'iisal Wasaaraha Soomaaliya, Prof

. Abdiwali Maxamed Cali. Waxaa dhegeysanayey oo warbixintan nooga soo diray Mucallimu.