HRW oo eedeysay kooxaha dagaalamaya

Qaxooti  Soomaali ah  oo ka soo qaxay dagaal iyo abaar Lahaanshaha sawirka Getty
Image caption Qaxooti Soomaali ah oo ka soo qaxay dagaal iyo abaar

Kooxda xaquuqda biniaaadanka ee Human Rights Watch ayaa ku eedeysay kooxaha ku lug leh dagaalka Somaliaya inay jabiyeen sharciga caalamiga.

Warbixin ay soo saartay Human Rights Watch ayay ugu baaqday in dhamaan dhinacyada dagaalamaya ay joojiyaan xadgudubyada ay ku hayaan rayadjk, iyo inay ogolaadaan in dadka gargaar la gaarsiiyo.

Human Rights Watch ayaa ku eedeynaysa Alshabaab inay dadka cadaadis wayn ku hayso meelaha ay xukumaan ayna masuul ka tahay abaarta dheeraatay ee Soomaaliya.

Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan