Qarax Shidaal ayaa ka dhacay Nairobi

Qaraxa ka dhacay dhuumaha Shidaalka
Image caption Qaraxa ka dhacay dhuumaha Shidaalka

Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa dab wayn uu ka qarxay dhuumo shidaal.

Boliiska ayaa sheegay in in ka badan boqol qof iay ku dhinteen.

Qaraxa ayaa ka dhacay meel warshado ay ku yaalaan agteeda oo ay degan yihiin dad badan oo sabool ah.

Ciidanka dabdamiska ayaa isku dayaya inay damiyaan dabka, halka boliiska iyo askarta ay xireen jidadka.