Urur caawinaya saamaynta burcadda

Nin hubaysan Lahaanshaha sawirka AFP
Image caption Nin hubaysan

Olole lagu caawinayo dadka ay burcad baddeeda ay saamaysay ayaa laga bilaabayaa maanta London.

Dadka qabanqaabinaya ayaa sheegay in loogu tala galay burcadda Soomaalida iyo xaasidnimadooda kordhaysa.

In ka badan saddex boqol oo qof ayaa hadda lagu hayaa Soomaaliya.

Burcadda ayaa mar walba ku xad gudubta, mararka qaar waxay ku cabsiiyaan dil.

Olololahan ayaa loogu tala galay in lagu taageero dadka ay burcadda haystaan iyo reer kooda.