Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Suuqa Bakaaraha ayaa dib u furmay maanta

Image caption Madaxweynaha dowaldda kumeelgaarka

Dowladda ku meel gaarka ah ayaa si rasmi ah ugu dhaqaaqday in ay furtay suuqa bakaaraha oo muddo dheer ahaaa goob colaadda siyaasadeed ee dalka ka jirta ay saameyn weyn ku yeelatay.

Madaxweyha dowladda kumeelgaarka ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa qeybo ka mid ah suuqa socodal ku soo maray kaddibna ku dhawaaqay in uu suuqu si rasmi ah u furan yahay.

Haddaba suuqa bakaraha oo labaatankii sanadood ee ugu danbeeyey ahaa halbowlaha dhaqaalaha Soomaaliya ayaa waxaa warbixntan ugu kuurgelaya weriyaha bbcda, Maxamed Ibraahim Macallimu.