Dagaal ka dhacay Muqdisho

Ciidamadda Dowladda Lahaanshaha sawirka BBC World Service
Image caption Ciidamadda Dowladda

Dagaal ayaa ka dhacay Muqdisho iyadoo ay ciidamadda Midowga Afrika iyo kuwa Dowladda ay isku dayayaan inay wada qabsadaan magaalada.

Maalintii labaad ayuu dagaalka socdaa, Madaxweyne Shariif Shiikh Axmed ayaa sheegay inuu doonayo inuu inuu jabiyo Alshabaab.

Amisom ayaa sheegtay in tobaneeyo qof ay dhinteen, ka dib markii AlShabaab ay ay madaafiic ku soo riday xaafadaha Kaaraan iyo Huruwaa toddobaadii hore.

War saxaafadeed ay soo saaraeen Dowladda ayay ku sheegeen inay saldhigyo ay ka mid yihiin warshadii hore ee baastada iyo kontoroolkii hore ee Balcad laga qabsaday AlShabaab.