Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Booqashada Ra'iisalwasaaraha ee Qatar

Ra'iisalwasaaraha Somalia Abdiwali M Ali iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa booqanaya waddamada khaliijka.

Wuxuu shalay dalka Qatar wada hadallo kula yeeshay Amiirka iyo madax ka tirsan heyadaha samafalka ee Qatar.

Abdinur Sh Maxamed oo telefoonka Doha ku wareystay ayaa Ra'iiwasaare Abdiwali wuxuu uga waramay wixii ay ka wada hadleen madaxda Qatar.