Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dilka Dr Axmed Xaaji Cabdiraxman

Laba nin uu hubeysan ayaa magaalada Boosaaso raasas ku dilay, Dr. Axmed Xaaji Cabdiraxman, oo macallin ka ahaa jaamacadda Bariga Afrika. Axmed Shiikh Cabdiraxman waxaa kale oo uu ahaa Shiikh weyn oo aad loo yaqaan. Madaxweynaha maamul Goboleedka Puntland ayaa dilka ku eedeyay in laga soo abaabulay Baydhaba, oo ay gacant ku hayso Shabaab.

Weriyaha BBC ee Garowe, Axmed Maxamed Cali ayaa ka warramaya, Dr. Axmed Xaaji Cabdiraxmaan ninka uu ahaa, iyo sida dilkiisu u dhacay: