Qarax ka dhacay Muqdisho

Qarax horay uga dhacay Muqdisho Lahaanshaha sawirka AFP
Image caption Qarax horay uga dhacay Muqdisho

Qarax baabuur oo ka dhacay Muqdisho ayaa dilay shan qof lix kalena dhaawacay.

Baabuurka ayaa qarxay iyadoo uu boliisku baarayo.

Bilihii ugu danbeeyay Ciidamada Midowga Afrika iyo kuwa dowladda ayaa maamula inta badan Muqdisho kadib markii ay Alshabaab ka baxday magaalada.

Al Shabaab ayaa kordhisay weerarka bomka ee ay ka fulinayso Muqdisho.