Andrew Mitchell oo ka digay abaarta

Xogahayaha Horumarinta Caalamiga ee Britain Andrew Mitchell
Image caption Xogahayaha Horumarinta Caalamiga ee Britain Andrew Mitchel

Xoghayaha Horumarinta Caalamiga ee Britain Andrew Mitchell ayaa sheegay in malaayiin qof ee ku nool geeska Afrika ay wali qatar ugu jiraan cunto la'aan abaar darteed.

Andrew Mitchell ayaa sheegay qiyaastii ugu danbaysay ee ay dowladda Britain samaysay inay sheegayso in inta u dhacxaysa konton kun ilaa boqol kun oo qof ay dhinteen bishii April ilaa Augst.

Kala bar dadka dhintay waxay ahaayeen carruur da'doodu ay ka yar tahay shan jir.

Laakiin wuxuu sheegay tirada dhabta ah ee dadka ku dhitay cunto la'aanta inaan la ogaan karin.

In ka badan sagaal kun oo tan oo cunto gagaar ayaa Britain ay byn doontaa gobolka waqtiga bishan iyo waqtiaga Chistmaska.