MSF oo Muqdisho lagu weeraray

MSF Lahaanshaha sawirka BBC World Service
Image caption MSF

Nin hubeysan ayaa rasaas ku dilay sarkaal ka tirsan MSF Belgium ee magaalada Muqdisho.

Dhowr ruux oo kale ayaa goobta lagu dhaawacay.

Ninka la dilay dhalashadiisa lama sheegin, waxaase lagu tilmaamay in uu yahay ajnebi.

Nin kale oo isaguna ajnebi ah ayaa la sheegay in weerarkan lagu dhaawacy.

Dadka qaar waxay tuhunsan yihiin in ninka rasaasta furay uu ka mid a yahays ahqaalaha hey'adda, haddna gacanta lagu dhigay.