Ra'iisul Wasaaraha oo tegay Beled Weyne

Lahaanshaha sawirka BBC World Service
Image caption Ra'iisal Wasaaraha Soomaaliya, Cabdiweli Maxmed Cali, markii uu ka degay garoonka dayaaradaha Beled Weyne

Ra'iisal Wasaaraha Soomaaliya, Cabdiweli Maxmed Cali, ayaa maanta booqday magaalada Beled Weyne.

Ra'iisal Wasaaraha iyo Wasiirro dhowr ah oo reer Hiiraan ah iyo Wasiirka Difaaca.

Beled Weyne oo ah caasimadda gobolka Hiiraan, toddobaadkii hore ayaa ciidammada Ethiopia iyo qaar Soomaali ah oo iskaashanayaa ay ka saareen ciidanka al Shabaab.

Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Ra'iisal Wasaaruhu wuxuu halkaa wadahadal kula leeyahay mas'uuliyiinta odayaasha dhaqanka iyo siyaasiyiinta siyaasiyiinta gobolka.