Qarax Luuq 3 ku dilay

Qarax hore oo Muqdisho Lahaanshaha sawirka BBC World Service
Image caption Muqdisho ayaa badiyaa ay Shabaab ka fulisaa weerarrada qarxinta ah.

Magaalada Luuq ayaa saddex ruux ay ku dhinteen qarax.

Gaari booyad ah oo biyo ka dhaaminayay Ceel ayaa qaraxa lala beegsaday.

Shabaab yaa shaagatay in ay iyadu qaraxa ka dambeysay oo ay la beegsatay ciidmmo dowladda iyo kuwo Ethiopian ah oo biyo dhaansanayay.

Saraakiil dowladda ahina waxay sheegeen in ciidankoodu biyo dhaansanayay, saddexda ruux ee dhintayna ay yihiin dad rayid ah.