Kumanyaal la dayacay

Warbixin ay soo saareen laba hey’adood oo kuwa samafalka ah oo British ah ayaa ku tilmaantay in kumanyaal ruux ay dhinteen malaayiin doollarna la khasaaray ka dib markii lagu guul darreystay in xilligii ku habboonaa laga jawaabo qeyladhaantii abaarta geeska Afrika.

Oxfam iyo Save the Children ayaa ku tilmaamay in ay in ka badan lix bilood ku qaadatay in ay hey’aduhu ay jawaab ka bixiyaan digniino sheegayay in abaartu ay foodda lala galay.

Waxay ku tilmaamought

een in sabbta ay ka mid tahayEthiopiaiyoKenyaoo aan dooneyn in ay qirtaan baaxadda masiibada.

Dhinaca kale, shaqaalaha gargaarka ayaa u arkay, ayay leeyihiin, in ay abaartan oo kale ay marar badan oo hore ay arkeen.