Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

UNHCR oo u baaqday kooxaha Soomaaliya

UNHCR ayaa ku baaqday in la sameeyo nidaam wax looga qabto dhibaatada loo gaysto dadka rayidka ah ee Soomaaliya. Afhayeenka UNHCR, Adrian Edwards, oo u waramay Cabdiraxmaan Koronto ayaa sheegay in walwal xoog leh ay ka qabaan rayidka la laymayo.