20 ayaa ku dhintay dagaalka Deyniile

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 30 Maarso, 2012, 10:21 GMT 13:21 SGA

Shabaab waxay dagaal kula jirtaa dowladda Soomaaliya iyo ciidanka AMISOM

Inta la ogyahay 20 qof oo u badan dhinacyadii dagaalamayay ayaa ku dhintay dagaal culus oo maanta magaalada Muqdisho ku dhaxmaray

ciidanka doowlada oo garab ka helayay kuwa midowga africa ee AMISOM oo dhinac ah iyo shabaab.

CiidamadaAMISOM ayaa waxay sheegeen in ay la wareegeen goobo muhiim ah.

Afhayeenka ciidanka midowga afrika Panddy Ankunda ayaa BBC u sheegay in howgalkii saaka ay ku qabsadeen isbitaalka deyniile iyo garoonka deyniile.

Waxa uuna sheegay in qabsashada xarumaha ay u suurtagelinayso in amisom ay gaarto degaanka ceelasha biyaha.

Wararka la xiriira

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.