Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Mowliid Macaan oo geeriyooday

Ra'isul wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Maxamed Cali ayaa waxa uu ka hadlay geerida xildhibaan Mowliid Macaani Maxamed iyo Feysal Xaji Cilmi oo ka tirsanaa xafiiskiisa .Labadaba waxa ay si xun ugu dhaawacmeen qaraxii dhawaan ka dhacay xarunta murtida iyo madadaalada ee Tiyaatarka qaranka. Dhaawacooda waxa shalay loo qaaday magaalada nairobi halkaas oo ku geeriyoodeen.