Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Aqoonyahan ku geeriyooday Nairobi

Allaha u naxaristee waxaa magaalada Nairobi waxa ku geeriyooday, Cabdi-Xayi Cismaan Garaad.

Cabdi-Xayi wuxuu la taliye u ahaa wasaaradda dastuurka iyo dib u heshiisiinta Soomaaliya, isago horayna uga soo shaqeeyay hay'ado caalami ah.

Weriyaha BBC Cabdirisaaq Xaaji Catoosh, ayaa ka waramaya taariikhda marxuumka.