Hargeysa 17 qof ayaa lagu xukumay dil

Lahaanshaha sawirka other
Image caption Qaar ka mid ah ciidamada booliiska Somaliland

Somaliland maxkamad ku taalla Hargeisa, waxa ay maanta dil ku xukuntay 17 dil, halka shan qofna lagu xukumay xabsi daa'in.

Dadkaasi ayaa ka mid ahaa 28 qof oo shalay masuuliyiinta Somaliland ay sheegeen in ay u xireen iska hor imaad ka dhacay magaalada oo ay ku dhinteen toddobo qof in ka badan tobanna ay ku dhaawacmeen.

Madaxa maxkamadda ciidamada Somaliland ayaa weriyaha BBC ee Hargeysa u sheegay inay dadku ay iyagu qirteen dambiyada lagu soo eedeeyay.

Radioman