Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Galmudug oo qaadacday shirka Istanbul

Sidoo kale madaxwaynaha maamul goboleedka Galmudug, Maxamed Axmed Caalami ayaa isaguna si la mid ah sheegay in maamulkiisu uu qaadici doono kulanka Turkiga.

Cabdiraxmaan Koronto ayaa waydiiyay sababta?