Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Waraysi madaxwaynaha Puntland

Lahaanshaha sawirka Puntland

Puntland ayaa sheegtay in ay qaadacayso kulanka dalka Turkiga lagu wado in Soomaalida ay dowladda Turkigu ugu qabato.

Madaxwaynaha Puntland Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed (faroole), ayaa arrintaas u faahfaahiyay Cabdiraxmaan Koronto.