Qarax ka dhacay Nairobi

Qarax hore Lahaanshaha sawirka REUTERS
Image caption Qarax hore

Qarax ayaa ka dhacay wadada Moy avenue ee bartamaha magaalada Nairobi.

Qaraxa lama oga qaraxa cida ka dabaysa.

Boliiska kenaya ayaa jooga goobta qaraxa uuu ka dhacay.Sida uu ku qarramay telefishinka KTN hal qof ayaa laga cabsi qabaa in uu qaraxaas ku dhintay.