Soomaali lagu xiray Denmark

Denmar
Image caption Denmark

Booliiska Denmarka ayaa sheegay in ay ku guuleysteen in ay is hortaagaan weerar argagixiso ka dib markii ay xireen laba walaala ah oo weerar qorsheynayay.

Mas'uuliyiinyu wax faahfaahin ah kama bixin meesha la damacsanaa in la weeraro laakiin waxay sheegeen in khatartu ay ahayd mid dhab ah.

Labada nin ee walaalaha ah waa 18 jir iyo 23 jir asalkoodu yahay Soomaali hasystana dhalasho Denmark.

Midkood waxaa taba baray ayaa la yirial Shabaab, oo Soomaaliya ku tababbaray.

Midkood waxaa lagu xiray Aarhs, midka kalena gegida dayaaradaha ee Copenhagen.

Denmark waxaa ka dhacay weerarro dhowr ah oo la xiriira cartoon laga sameeyay nebi Maxamed NNK toddoba sano ka hor.