Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Shilka uu ku dhintey George Saitoti

Lahaanshaha sawirka AP
Image caption Wasiirkii amniga Kenya ayaa ku dhintey shil diyaaradeed

Shil diyaaradeed oo ka dhacay Kenya ayaa waxaa ku dhintey Wasiirkii Amniga qaranka, George Saitoti, iyo Ku xigeenkiisa, Orwa Ojode. Lama hubo ilaa hada sababta shilka dhalisey, goobta shilka uu ka dhacay oo ah deegaanka u dhow Caasimada Nairobi waxaa tagey Weriyaha BBC Cabdirisaaq Xaaji Catoosh oo warkan ka diyaariyey.