Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Ahlu Sunnah dib miyay u guranayaan?

Ciidamada Ahlu Sunnah wal Jamaaca ayaa ka baxey deegaano ka tirsan gobollada dhexe iyo Hiiraan , ciidamada itoobiya oo caawinayey kuwa Ahlu Sunnah ayaa iyaguna ka baxay isla deegaanadaasi haddaba maxay tahay sababtu? Waxaa ka warramaya Guddoomiyaha Guddiga Fulinta ee Ahlu Sunnah Sheikh Maxamed Yusuf Xeefow.