Raiisalwasaare Gilani oo xukunka maxkamad ka qaaday

Gilani Lahaanshaha sawirka BBC World Service
Image caption Raiisalwasaaraha Pakistan Yusuf Raza Gilani

Maxkamada sare ee Pakistaan ayaa go'aan ku gaartay Raiisalwasaaraha Pakistaan Yusuf Raza Gilani inuusan xilka hayn karin.

Mr Gilani ayaa maxkamada ay ku heshay laba bil ka hor danbiah inuu diiday inuuu baaro eedeymo musuq maasuq oo loo haysto madaxweynaha Pakistan.

Xisbiga xukunka haya ee PPP oo hogaaminaya dowlada isbahaysiga ah ayaa hada ku jira shir deg deg ah si goaan u gaaraan.

Xisbiga xukunka haya ayaa haysta kuraasta ugu badan baarlamaanka waxayna doooraan karaaan Raiiisalwasaare cusub.