Baarlamaanka Masar oo kulmay

Madaxweynaha Masar Lahaanshaha sawirka g
Image caption Maxamed Morsi

Baarlamaanka Masar ayaa kulmay maanta ka dib markiii madaxweynaha cusub ee Masar Maxamed Morsi uu amray. Amarkiisa ayaa ka soo horjeeda amarka golaha milatariga oo kala diray baarlamaanka, kadib markii ay maxkamada dastuurka ay goaamisay in kala diro baarlamaanka.

Warbixin ay soo saareen golaha milatariga shalay ayay ku sheegeen in qof walba uu dhowro go'aanka maxkamada dastuurka.