Qarax ka dhacay Xamarweyne

Bomka muqdisho Lahaanshaha sawirka
Image caption Baabuurka wasiirka ayaa qarxay isagoo maraya bacadlaha xamarwayne.

Maxamud Ibrahin wasiirkii hore ee ganacsiga ee Soomaaliya oo ahaa xildhibaan ayaa lagu dilay qarax bobmbaano jidka la dhigay magaalada muqdisho.

Boliiska ayaa sheegay in bobmka uu ku qarxay hoteelka Alkhaliij oo ka soo horjeeda bacadlaha Muqdisho. Bombka ayaa dhaawacay lix qof oo kale.

Alshabaab ayaa sheegatay in ay weerarka qaadeen.