Madaxweynaha Ganna ayaa dhintay

Madaxweynaha Ganna John Atta Mills ayaa dhintay. Wuxuu ahaa lixdan iyo siddeed jir. lama oga waxa sababay dhimashadiisa.

Wuxuu noqday madaxweyne 2009kii, wuxuuna ahaa madaxweyne ku xigeen markii uu Jerry Rawling uu ahaa madaxweyne 1997dii-2001dii.