Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Maxaa laga baran karaa Puntland iyo Somaliland

Tan iyo intii la aasaasay maamulka Puntland 1998 bishii Augst saddex doorasho madaweyne oo uu baarlamaanka puntland doortay madaxweynaha Puntntland.

Laakiin waxaa hadda bilaabmay ololaha doorashooyinka 2014 dhici doona oo ah dooerashadii ugu horaysay ee ay dadka toos u doortaan xildhibaaanada baarlamaanka iyo madaxweyne.

Dhinaca kale Somaliland si dimoqraadiyad ah loo soo doorto Axmed saciid cige ayaa ay dowlada u samaysatay iyo waxa laga barankaro

Doorashooyinka deegaanka, baarlamaan iyo madaxweynenimada ayaa laba jeer la qabtay Somaliland.

Doorashadii ugu horaysay ee somaliland ka dhacda ee dadku toos u soo doortaan goloyaasha deegaanka waxay dhacday December 2002, 2003diina waxaa dhacday doorashadii baarlamaanka oo dadka ay toos u doorteen. 2005 iyo 2010kii waxaa dhacday dooashoonkii madaxweynaha oo ay dadka toos u doorteen.