17 musharax ayaa ilaa hadda soo buuxiyay

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 6 September, 2012, 11:46 GMT 14:46 SGA

Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya waxa ay dhacaysaa 10-ka Sebtember.

Qabashada araajida musharaxiinta madaxtinimada Soomaaliya ayaa ku eg galabta.

Guud ahaa tirada qaadatay foomamka ayaa gudigu ay ku sheegeen inay yihiin 37 qof.

Gudiga doorashada ayaa BBC u sheegay in ilaa hadda 17 ka mid ah dadkaasi ay soo celiyeen foomamkii oo buuxa.

Galabta Shanta kadib ayaa la filayaa in guddigu ay ku dhawaaqaan si rasmi ah dadka u tartamaya doorashada madaxtinimada Soomaaliya.

Doorashada Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya ay yeelanayso ayaa lagu wadaa inay dhacdo 10-ka bishan Sebtember.

Wararka la xiriira

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.