Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Maraykanka iyo sida uu ula dhaqmo Soomaalida

Image caption Cabdirisaaq Faarax

Waaxda amniga gudaha dalka Maraykanka, ayaa howlaha ay qaabilsan tahay waxaa ugu wayn howlaha nabadsugidda gudaha ee dalka Maraykanka oo dhan.

Cabdirisaaq Faarax wuxuu ka mid yahay la taliyayaasha hay'adda amniga gudaha Marayknaka.

Wuxuu iiga waramay howsha uu hadda u hayo waaxda amniga gudaha dalka Maraykanka waxa ay tahay?