15 Musharax ayaa jeedinaya barnaamijkooda

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 8 September, 2012, 04:42 GMT 07:42 SGA

Baarlamaanka cusub ee dalka Soomaaliya, ayaa maanta maalintii labaad dhagaysanaya khudbadaha iyo barnaamijyada ay isku soo sharaxayaan qaybta labaad ee musharixiinta u taagan madaxwaynaha dalka Soomaaliya.

Shalay ilaa toban ka mid ah ayaa soo jeediyay barnaamijyadooda.

Maanta, ayaa lagu wadaa in shan iyo tobanka soo hartay ay iyaguna maanta jeediyaan khudbadahooda. 15-kaas ayaa kala ah:

Cabdiraxmaan Macalin Cabdullaahi Baadiyoow
Cabdiwaaxid Cilmi Cumar Goonjeex
Xasan Shiikh Maxamuud
Yusuf Garaad Cumar
Cabdiraxmaan Maxamed Cabdi Xaashi
Bashiir Nuur Xasan
Xaaji Maxamed Ismaaciil Yaasiin
Cabdulqaadir Cosoble Cali
Cabdiraxmaan CabdiShakuur Warsame
Ibraahim Cali Xuseen
Saciid Ciise Maxamuud
Cismaan Maxamed Gacal
Maxamed Cabdiweli Shiikh Yusuf
Maslax Maxamed Siyaad Bare
Sakariye Xaaji Maxamuud Cabdi

Wararka la xiriira

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.