Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

NUSOJ oo la kulantay Golaha guud ee QM

Lahaanshaha sawirka BBC World Service

Ururka Saxafiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ, ayaa magaalada New York ee dalka Maraykanka kulan kula yeeshay madaxwaynaha hadda ee Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay.

Waxa ay ka wadahadleen dhibaatada loo gaysto saxafiyiinta oo qaar badan oo ka mid ah la dilo iyagoo howlahooda wata.

Guddoomiyaha ururka NUSOJ, Cumar Faaruukh Cusmaan ayaa uga waramay Maxamed Maxamuud Dhoore waxay ay isla soo qaadeen madaxwaynaha golaha loo dhan yahay ee qaramada Midoobay?